Macluumaadka u-qalmitaanka
Minnesota WIC Program
Adiga iyo cunugaaga - Caafimaadka iyo quudin fiican. WIC ayaa idinka ka caawin kara.
![]() |
Ka qaybgalayaasha in barnaamijyadan waxay si toos ah u qalma...
- Medical Assistance
- Medical Assistance - TEFRA
- SNAP (Food Stamps)
- MN Family Investment Program (MFIP)
- Fuel Assistance
- Reduced or Free School Lunch
- Head Start
- Supplemental Security Income (SSI)
Shuruudaha dakhliga
(Laga bilaabo luuliyo 1, 2020 - juunyo 30, 2021.)
Daqlig la'ogol yahay inaad ka qayb qaadatid
Barnaamijyada Daryeelka Caafimaadka Minnesota
(Minnesota Health Care/Insurance Affordability Programs)
TIRADA QOYSKA* |
DAKHLIGA SANADKA SOO GALA |
---|---|
1 | $35,090 |
2 | $47,410 |
3 | $59,730 |
4 | $72,050 |
5 | $84,370 |
6 | $96,690 |
7 | $109,010 |
8 | $121,330 |
*Haweeneyda uurka leh waxa loo tirinaya 2 qof.
Heerarka Daqliga la'ogol yahay
(6/1/2020)
TIRADA QOYSKA* |
DAKHLIGA SANADKA SOO GALA |
---|---|
1 | $23,606 |
2 | $31,894 |
3 | $40,182 |
4 | $48,470 |
5 | $56,758 |
6 | $65,046 |
7 | $73,334 |
8 | $81,622 |
*Haweeneyda uurka leh waxa loo tirinaya 2 qof.
Waxaad u qalmi kartaa...
Haddii aad uur leedahay, naas-nuujinta, ama haysato ilmo ka yar 5 sano jir, waxaan kugu dhiirinaynaa in aad ka codsan.
WIC waxa ay bixisaa...
- Wararka iyo talooyinka nafaqadda
- Kaalmaynta naas-nuujinta
- Cuntada caafimaadka leh sida geed-miroodka hadda la soo gooyay iyo qudaarta, qamadiga dhan, rootiga iyo tortilla, caanaha subaggu ku yar yahay iyo cuntada caruurta
- Shaqaale daryeel iyo kaalmaba leh
Waxa laga yaaba in aad u qalanto...
- Qoysas shaqaalaha oo badan ayaa u qalma
- Qoysaska ka qaybgala Barnaamijyada Daryeelka Caafimaadka Minnesota (Minnesota Health Care Program) way ka qayb geli karaan...WIC
- Loo ma baahna inaad tahay muwaadin Maraykan ah
Dib ha u dhigan...
waxaan u joogna in aynu ku kaalmeeyno!
MAANTABA WAC BUKAAN SOCOD EEGTADA
WIC EE KUUGU DHOW
1-800-WIC-4030 or 1-800-942-4030
Ka dalbo qoraalkaan - WIC Outreach Materials Order Form