Skip to main content
Minnesota Department of Health logo
  • Main navigation

    • Home
    • Data, Statistics, and Legislation
    • Diseases and Conditions
    • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
    • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
    • Individual and Family Health
    • About Us
    • News and Announcements
    • Translated Materials

Main navigation

  • Home
  • Data, Statistics, and Legislation
  • Diseases and Conditions
  • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
  • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
  • Individual and Family Health
  • About Us
  • News and Announcements
  • Translated Materials
MDH Logo

Breadcrumb

  1. Home
  2. Diseases and Conditions
  3. Coronavirus Disease 2019 (COVID-19)
  4. Materials and Resources for COVID-19 Response
Topic Menu

Materials and Resources: COVID-19

  • Materials & Resources Home
  • Resources to Find Low-Cost Health Care
  • Community Engagement Webinars
  • Videos
  • ASL Videos
  • Kab Mob Khaus Las Nas Vais Lav 2019 (COVID-19)
    (Hmong)
  • Cudurka Koronafayras 2019 (COVID-19)
    (Somali)
  • Enfermedad del Coronavirus 2019 (COVID-19)
    (Spanish)

Related Topics

  • COVID-19 Home
  • Contact Us: COVID-19 Questions
  • Supporting Mental Well-being During COVID-19
  • Health Equity and COVID-19
  • COVID-19 Contracts for Diverse Media Messaging & Community Outreach
  • Infectious Respiratory Illness

Materials and Resources: COVID-19

  • Materials & Resources Home
  • Resources to Find Low-Cost Health Care
  • Community Engagement Webinars
  • Videos
  • ASL Videos
  • Kab Mob Khaus Las Nas Vais Lav 2019 (COVID-19)
    (Hmong)
  • Cudurka Koronafayras 2019 (COVID-19)
    (Somali)
  • Enfermedad del Coronavirus 2019 (COVID-19)
    (Spanish)

Related Topics

  • COVID-19 Home
  • Contact Us: COVID-19 Questions
  • Supporting Mental Well-being During COVID-19
  • Health Equity and COVID-19
  • COVID-19 Contracts for Diverse Media Messaging & Community Outreach
  • Infectious Respiratory Illness
Contact Info
Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division
651-201-5414
IDEPC Comment Form

Contact Info

Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division
651-201-5414
IDEPC Comment Form

Cudurka Koronafayras 2019 (COVID-19)

Cudurka fayraska korona 2019 (COVID-19) waa cudur neef mareenka ku dhaca. Waxaan wali baraneynaa waxyaabo cusub oo ku saabsan COVID-19. Halkan waxaa ku yaal xoogaa macluumaad ah oo ay tahay inaad ka ogaato wax ku saabsan COVID-19 si looga caawiyo ilaalinta bulshadaada.

Qof kasta oo da' kasta jira wuu qaadi karaa cudurka. Dadka qaar ayaa laga yaabaa inay ka xanuun darnaadaan kuwa kale. Dadka qaba COVID-19 way qaadsiin karaan dadka kale, xitaa haddii aysan xanuun dareemayn.

Astaamaha

Dadka qaar ee qaba infekshanka COVID-19 way yara xanuunsadeen. Qaarkoodna aad ayey u xanuunsadeen. Astaamaha qaarkood ayaa ah:

  • Qandho
  • Qufac
  • Neefta oo yaraata
  • Qarqaryo
  • Madax xanuun
  • Murqo xanuun
  • Cune xanuun
  • Daal
  • San cabur ama sanka oo dareera
  • Dhadhanka ama urta oo luma

Astaamaha kale ee aan badnayn waxaa ka mid ah astaamaha caloosha sida lallabbo, matag, ama shuban.

Is-baar hadii aad xanuun dareento. Si aad u hesho goob baaritaan oo kuugu dhow, booqo melaha baritaanada ee COVID-19-ka.

Wac daryeel caafimaad bixiyahaaga haddii aad wax su'aalo ah qabtid ama aad ka walwalsan tahay astaamahaaga.

Ilaali naftaada iyo bulshadaada

Iska yaree khatarta aad ugu jirran karto ama ku faafin karto COVID-19.

  • Tallaalka qaado haddii aad u qalantid.
  • Qaado tallaalka xoojiyaha marka waqtigiisa la gaaro.
  • Isbaar goortaad u baahato ama lagu taliyo.
  • Haddii aad isku aragtid astaamaha KOFID-19 ama baarista ay sheegto inaad qabtid, guriga joog dadkana ka fagoow oo (iskarantiil).
  • Iskarantiil (guriga joog dadkana ka fagoow) haddii aad la joogtay qof cudurka KOFID-19 qaba.
  • Xiro maaskaro si fiican kuu le eg marka lagu taliyo ama loo baahdo.
  • Iska dhaq gacmaha.
  • Nadiifi Meesha kadibna jeermiska ka qaad.
  • Ku dadaal hawa wanaagsan ilaa intii suurtagal tahay.

Wax dheeri ah baro

Ka hel macluumaadka ugu dambeeya ee COVID-19 shabakadahaan:

  • Cudurka Koronafayras gudaha Minnesota
    English website
     
  • Xarumaha Xakameynta iyo Ka Hortagga Cudurka ee Koronafayraska Cusub ee 2019
    English website
     
  • WellShare International: Koronafayraska Cusub ee 2019
    English website with content in Somali.
     
  • Waji-xirka: KOFID-19
     
  • Talooyin Ku Saabsan Baarista KOFID-19 (PDF)
     
  • Waxa aad Samaynayso Intaad Sugayso Natiijada Baaritaanka COVID-19 (PDF)
     
  • Daawooyinka lagu Dabiibo KOFID-19 (PDF)

Talaalka

  • Talaalka COVID-19 Aasaasiyaadka (PDF)
     
  • Sixitaanka Fikradaha Khaldan ee ku aadan Talaallada COVID-19 (PDF)
     
  • Ka difaac ilmahaaga COVID-19 (PDF)
     
  • Sida aad u qabanayso cunugaaga marka la talaalaayo (PDF)
     
  • Tallaalka COVID-19 Ee Loogu Talagalay Dhalinyarada Baahiyaha Gaarka ah Leh ama Naafada ah (PDF)
     
  • Tallaalada COVID-19 iyo Uurka (PDF)
     
  • Miyaad lumisay Kaarkaaga Talaalka? (PDF)
     
  • Sida Daawooyinka Tallaalka COVID-19 Loo Sameeyay (PDF)

Ka ilaali ilmahaaga KOFID-19 (PDF)

Talaallada COVID-19: Waxa ay tahay inay ogaadaan kuraydu (PDF)

Qoraalka Su`aalaha Inta badan la Isweydiiyo ee ku Saabsan Sida Talaallada COVID-19 loo Sameeyo (PDF)

Qoraalka Muhiimada Qaadashada Kuuradaada Labaad ee Tallaalka COVID-19 (PDF)

Waa maxay cirbadaha Xoojinta waxtarka talaalka COVID-19? Qoraalka (PDF)

Maxay tahay sababta ay dadku u qaadanayaan talaalka COVID-19 haddii aan u baahan nahay cirbad xoojin ah? (PDF)

Tallaalka COVID-19: Qoraalka Waxaad filan karto (PDF)

Waxa Aad Filanayso: Qoraalka Helitaanka Xarumaha Talaalka ee Gobalka Minnesota (PDF)

Markhaati Furka Bulshada Afrikaanka: Bashiir
  • Markhaati Furka Bulshada Afrikaanka: Bashiir (PDF)
  • African Community Testimonial: Bashiir (YouTube - English captions)
  • African Community Testimonial: Bashiir Transcript: English (PDF)

Markhaati Furka Bulshada Afrikaanka: Quraysho
  • Markhaati Furka Bulshada Afrikaanka: Quraysho (PDF)
  • African Community Testimonial: Quraysho (YouTube - English captions)
  • African Community Testimonial: Quraysho Transcript: English (PDF)

Wixii macluumaadka halkan ka daabaco

Daawooyinka lagu Dabiibo KOFID-19 Daawooyinka lagu Dabiibo KOFID-19 (PDF)
Daawooyinka COVID-19: Daawooyinka kahortagga fayraska Daawooyinka COVID-19:Daawooyinka kahortagga fayraska (PDF)
Sida Qaab Amaan ah Loogu Xidho Maaskaro Sida Qaab Amaan ah Loogu Xidho Maaskaro (PDF)
Kahortag fiditaanka noocyada COVID-19 waqtiga safarka Kahortag fiditaanka noocyada COVID-19 waqtiga safarka (PDF)
Liiska Hubinta ee Safarka Xajka Liiska Hubinta ee Safarka Xajka (PDF)
Fayraska dadku uma kala soocna, Innaguna ma aha inaan dadka kala soocno. Fayraska dadku uma kala soocna, Innaguna ma aha inaan dadka kala soocno. (PDF)
Meeshaan ka dhig meel ammaan u ah carruurteena Meeshaan ka dhig meel ammaan u ah carruurteena (PDF)
Haddii aad qabto wax kamid ah astaamahaan, JOOGSO! Haddii aad qabto wax kamid ah astaamahaan, JOOGSO! (PDF)
Baaritaan Caafimaad. Baaritaan Caafimaad (PDF)
  • Ilaha laga Helo Daryeel Caafimaad Qiime-Jaban leh ama laga Helo Caymis Caafimaad (PDF)
     
  • Waxaad Samaynayso Haddii Aad Qabto COVID-19 (PDF)
     
  • Waxaad Samaynayso Haddii Aad La joogtay Qof qaba COVID-19 (PDF)
     
  • Hagaha Iskarantiilka COVID-19 Waxaa loogu talagalay Dugsiyada, Xarumaha Daryeelka Carruurta, iyo barnaamijyada carruurta (PDF)
     
  • Tusmada Faya Dhawrka (PDF)
     
  • Noqo Ka-Hortage Jermis Gacmaha Iska Dhaq (PDF)
     
  • Postarka ama bostarka: Dabool Afkaaga marka aad Qufaceyso (PDF)
     
  • Warqad faafahinta macluumaadka: Dabool Afkaaga marka aad Qufaceyso (PDF)

Waxa Ay Tahay in La Sameeyo Ama Aan La Samayn Maaskaraha COVID-19 ee Ardayda (PDF)

Qoraalka Waxa ay tahay Inaad Samayso Haddii aad Jirato - Loogu Talagalay Ardayda (PDF)

Astaamaha COVID-19 ee PSA (PDF)

In Guriga lagu Daaweeyo Astaamaha COVID-19 (PDF)

Ha daahin daryeelka xaaladaha degdegga ah (PDF)

Sida uu COVID-19 ugu faafo bulshooyinka (PDF)

Caafimaadka Maskaxda (PDF)

Sida loo dhaqdo gacmahaaga (PDF)

Ku nadiifinta gacmaha nadiifiyaha gacmaha (PDF)

Tags
  • coronavirus
Last Updated: 01/30/2023

Get email updates


Minnesota Department of Health logo

Privacy Policy
Equal Opportunity
Translated Materials
Contact Us
About MDH
Minnesota.gov
  • Facebook
  • Twitter
  • Linked In
  • Instagram
  • Youtube
Minnesota Department of Health Minnesota Department of health print search share facebook instagram linkedin twitter youtube